Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT.

Turkiga oo ogolaaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in ay waqti dheer qaadato sida uu sheegey professor Huseyin Bagci. Tan iyo sannadkii 2017 tirada carruurta iyo dhallinyarada xiriir la leh cilmu-nafsiga carruurta iyo dhallinyarada ayaa kordhay 14 boqolkiiba iyo warar kale.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Talaalada covid-19 oo heer wanaagsan maraya, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee degmada Boden iyo warar kale.

15 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Xuduudaha loo xirayo Covid dartii oo dhib laga sheegtay, Malmö FF oo caawa Juventus wajahaysa & nin Soomaali ah oo sheegay faa'iido ku jirta in carruurta la geeyo gobollada fog fog.

14 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dhowr urur oo raba in talaalka covid-19 laga bilaabo 12 jirka, booqashadii Raadiyaha Iswiidhan ee Boden oo sii socota iyo warar kale.

13 Sep 20212min

Wararka maanta iyo Sweden.

Wararka maanta iyo Sweden.

Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku joogta degmada Boden, arday lagu weeraray middi iyo warar kale.

10 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Xannibaadaha Covid-19 oo la qaadayo, Dowladda oo balaayiin ku bixinaysa cayrta & daryeelka dadka waawayn, Siciido Mooge oo talo siisay Xisbiga S ee ay ka tirsan tahay.

9 Sep 20212min

Wararkii ugu dambeeyey & Sweden

Wararkii ugu dambeeyey & Sweden

Dowladda oo kordhinaysa lacagta la siiyo dadka jirrada ku maqan, isbitaallada oo culays ka dareemaya cudurrada carruurta & Xulka Sweden oo aan Jannaayo aadaynin dalka Qadar.

8 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Shaqooyin dad qabta loo baahan yahay, imtixaannada jaamacadaha oo dhijitaal laga dhigayo, tagsiile xabsi la dhigay kaddib markii uu kufsaday gabar rakaab ah.

7 Sep 20212min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

wiil yar oo isbitaal laga diray iyadoo aan la dawayn oo xaalad halis ah galay, rabshado xiriir ah oo ka dhacay Lund, iyo Ekdal oo dhaawac ku seegaya kulanka Giriigga vs Sweden.

6 Sep 20211min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
motiv
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
grans
blenda-2
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-frandfors-horna
svd-dokumentara-berattelser-2
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
spotlight