Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Isbeddelka cimilada, amniga iyo la dagaallanka dambiyada abaabulan ayaa ah waxyaabaha ay Iswiidhan ay diiradda saari doonto marka ay hoggaaminayso shaqada Midowga Yurub sanadka soo socda. iyo Waalidiint ayaa heli doona magdhowga , daryeelka carruurta (Vab) haddii uu waalidku u raaco dhakhtarka ilkaha cunigiisa - xitaa haddii ilmuhu gaadhay laba iyo toban sano. iyo warar kale

Avsnitt(1000)

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.

11 Nov 2min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.

10 Nov 1min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka.

7 Nov 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay muddo dheer qaadato.

6 Nov 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.

5 Nov 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

4 Nov 1min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Nov 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celinta ikhtiyaariga ah.

31 Okt 2min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
motiv
p3-krim
spar
rss-krimstad
aftonbladet-krim
rss-viva-fotboll
politiken
rss-sanning-konsekvens
blenda-2
rss-krimreportrarna
flashback-forever
fordomspodden
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
svd-dagens-story
rss-svalan-krim
grans
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily