Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Wax-soo-saarka dalka Iswiidan wuxuu hoos u dhacay 0.2 boqolkiiba bishii Abriil, sida uu muujinayo cabirka wax soo saarka gudaha oo laga soo xigtey hay'adda tirakoobka Iswiidhen SCB iyo xulka kubadda cagta Iswiidhen oo la kulmi doona caawa dhigooda Serbia iyo wararkal..

Avsnitt(1000)

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Baaritaan lagu samaynayo in barqo seexashada iyo ardayda Tirada dhalinyarada ciqaabta gudanaysa oo sii kordhaysa. Wasiirada caafimaadka oo xilka katagaysa.

8 Sep 1min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dab xooggan oo kacay guryo safa Shaqaale adeegga guriga Uddevalla oo shaqada laga joojiyay Digniin roobab xooggan oo daadad keeni kara Västra Götaland

5 Sep 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Muwaadin norwiiji ah oo looga shakisan dilkii labbo ruux lagu dilay magaalada Göteborg isbuucan. Sicir bararka bishii Agoosto kor u kacay 3.3%. Xukunka ugu horreeya ee dembiga cusub ee Aflagaadada mas'uulka dadweynahaoo la riday.

4 Sep 2min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Duulimaadyad oo wali soo jiita rakaab badan Sweden oo u baahan tahay in dib loo dhiso nidaamka dhuumaha biyaha. Xukuumadda iyo Sverigedemokraterna oo doonaya kordhiya kaalmada kirada guryaha qoysaska dhaqaalahoodu liito

3 Sep 2min

Wararka maanta Sweden

Wararka maanta Sweden

Xildhibaankii hore ee xisbiga Socialdemokratis ka Jamal El-Haj ayaa samaystay xisbi cusub. Malmö waxa laga xirayaa Tiktokga, Snapchat-ka. Shirkada Scania oo shaqo dhimis samaynaysa.

2 Sep 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Isak oo u wareegaya Liverpool Nin loo soo qabtay qarax ka dhacay Stockholm Fredrik Malm (L) oo siyaasadda isaga tegaya

1 Sep 1min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Danjiraha Ruushka oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda. Saddex qof oo dacwad lagu soo oogay shil ka dhacay Sundbyberg. Koror wanaagsan oo ka muuqda dhaqaalaha Iswiidhen.

29 Aug 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

60 iskuul oo lagu sameeyay kormeer aan hore loo sii ogaysiin. Tababar degdeg oo la siin doono shaqalaha maktabadaha iskuulaadka. Halis weyn ooka jirta in dab kakaco kaymaha qaybo kamida wadanka.

28 Aug 1min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
rss-krimstad
motiv
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
grans
rss-krimreportrarna
dagens-eko
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
blenda-2
krimmagasinet
rss-svalan-krim
rss-flodet