Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Wasiirrada gaashaandhigga ee NATO ayaa u ballan qaaday hub cusub Dalka Yukreyn, laakiin ma jirin xog cusub oo ku saabsan codsiga Sweden ee ku biiritaanka Gaashaanbuurta NATO.Wasiirka Difaaca Peter Hultqvist ayaa ka gaabsaday ka dib markii uu la kulmay dhiggiisa Turkiga oo xalay ey casho ku wada qaateen magaalada Brussels iyo Dilalka ragu dumarka ugeystaan oo sanadkan badanaya.IWM

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

29 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

28 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka

27 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Walaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta dada yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha

26 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney laga laaa Uddevalla oo meydkeeda la helay. Doofaar dhintay oo la suray iskuul hortiisa. CSN oo dhibaato ku qabta bixinta lacagaha.

23 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farab...

22 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul Wasaaraha Ulf Kristersson oo u safraya Davos In ka badan 100 kun oo qof oo dooneysa inay gasho imtixaanka jaamacadda Meyd laga helay degmada Uddevalla

20 Jan 1min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
p3-krim
aftonbladet-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
fordomspodden
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
kungligt
krimmagasinet
rss-expressen-dok