Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Horyaallada kubadda cagta haweenka ee qaramada Yurub ayaa bilaabanaya Arbacada, Kooxda mataleysa Iswiidhen ayaa ciyaarteeda ugu horreysa la ciyaari doonta Netherlands 9-ka Luulyo oo ku aaddan maalinta sabtida.

  • Ra'isul wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson ayaa maanta booqasho qarsoodi ah ugu safartay dalka Ukraine, waxayna booqatay magaalooyinka Butja iyo Borodyanka, oo labaduba ay dagaalladu si xun u saameeyeen. Iyo warar kale.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhowr qof oo la xiray ka dib toogasho ka dhacday Katrineholm. Haweeney lacago badan ka qiyaameeysay Qasnada Ceymiska. Dhalinyaro badan oo lagu meeleeyay xarumaha Sis.

6 Aug 1min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin la qabtay kadib dabkii ka kacay Hultsfred. Darawal bas oo ku dhintay shil ka dhacay Trelleborg. Qiimaha cunada oo aan isbedelin bishii Luulyo.

5 Aug 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Tirada hanjabaadaha iyo rabshadaha ka jira xabsiyada ayaa aad u kordhay. Qiimaha guryaha oo hoos u dhacay bishii Luulyo. Duufaanta Floris oo ku soo socota Iswiidhen.

4 Aug 3min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga oo SD oo diiday in la hakiyo heshiiska ganacsiga ee Israaiil. Meyd laga helay kaynta degmada Enköping. Gabar yar oo cisbitaal loola cararay kadib markii uu weeraray eey.

1 Aug 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nidaamka cusub ee xuduudaha oo dhawaan galayo. Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaalla Malmö. Xeerarka dareeraha ee duullimaadyada oo isbdel ku yimid.

31 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Socialdemokraterna oo doonayo in Qaza uu gaarsiyo caawimaad. Ganacsiga tafaariiqda ee iibka dukamaada oo kordhay bishii Juun. Kumanaan kalluun oo ku dhintay wabi ku yaalla Laholm.

30 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu xukumay xabsi daain kadib markii uu dilay nin 25 jir ah. Qof ayaa loo xiray tuhun ah isku day dil, kadib toogasho ka dhacday guri ku yaal Södertälje. Wax-soo-saarka guud ee dalka Iswiidhen ayaa ku kordhay 0.9 boqolkiiba.

29 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dad badan oo hooy la'aan ah kadib dabkii ka kacay Hudiksvall. Hay'adda saadaasha hawada SMHI oo ka digtay roobab mahiigaan ah. Xulka qaranka Ingiriiska oo ku guuleystay koobka haweenka ee Yurub.

28 Juli 2min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
motiv
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-sanning-konsekvens
dagens-eko
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
rss-svalan-krim
krimmagasinet
blenda-2
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
rss-flodet