Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Musharaxiin dhowr ah oo ka tirsan xisbiga Nyans, xisabigaasina oo iska bixiya sawir inuu u doodayo xuquuqda dadka laga tirada badan yahahy iyo ka hortagga cunsuriyadda, ayaa faafiyay nacayb ka dhan ah Muslimiinta Shiicada iyo Yuhuuda, sida ey qoreen wargeysyada HD/Sydsvenskan, iyo hay'adda qaan ururinta Iswiidhen(Kronofongden ) ayaa wixii ka dambeeyay kowdii bisha Agoosto sannadkaan awood u haysata in ay qaan lawareegto ogaan iyada oo ka kaashaneysa ciidanka Booliiska.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Raiisul wasaaraha oo bilaabaya boodhkas Wiil 12 jir ah oo ka laabtay dil uu qiray Wiil dhintay oo laga helay guriga dhalinyarada SIS

30 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

-Bangiga-dhexe oo sheegay in aan loobaahnayn in dulsaarka la beddelo. -Qiimaha cuntada oo degan. -Saxafiga Medin ee Turkigu- uhaysto eedaymaha oo xukuumadu diiday in ay waraysi ka qaado.

29 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qoyskii cunuga 14-jirka ahaa ee ladilay 2023 oo looxukumay lacag faquuq ah. -Raysalwasaaraha oo sheegay in lasamayndoono gole dhowra xuquuqda dumarka. -Ey-da oo dhaawacyo badan gaysata sanadwalba.

28 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qarax ka dhacay iridda jaranjaro dhisme ku yaal Västerås Degmooyin badan oo doonaya soo galooti horleh Sahlgrenska oo si weyn u dhimay safafka sugitaanka qalliinka

27 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Walaac Maraykanka la dareemayo oo kordhay Deymaha carruurta dada yar ayaa kordhaya Dakhliga agaasimeyaasha ayaa ka kordhaya kan shaqaalaha

26 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney laga laaa Uddevalla oo meydkeeda la helay. Doofaar dhintay oo la suray iskuul hortiisa. CSN oo dhibaato ku qabta bixinta lacagaha.

23 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Shan qof oo cimilada u ololeeyaa ayaa laqabtay kadib markii ranji kabuuxiyeen xafiiska dawlada. Sweden oo diiday ka mid noqoshada Golaha Nabadda ee Trump uu soo jeediyay. Dambiilayaasha oo lacag farab...

22 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Kontoroolka shaqaalaha dugsiyada oo la ballaarin doono Hal qof oo ay qabatay Säpo oo looga shakisan yahay hanjabaad wasiirro Amiiradda Désirée oo geeriyootay

21 Jan 1min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
p3-krim
aftonbladet-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
spar
svenska-fall
fordomspodden
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
olyckan-inifran
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
kungligt
krimmagasinet
rss-expressen-dok