Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Wiilkii 16 ka ahaa ee lagu dilay fiidnimadii salaasadii ina dhaaftey degmadda Sandviken ayaa laanta SVT ay wareysatey Jesper Raitamaa oo ahaa ninkii ugu horeyey oo helay dhaawac wiilkan.

Carwadda xayawaannada ee Skansen waxa ay sheegtay in ay heshay maskii la waayey , boqorkii cobra ahaa oo ka soo baxsaday goobtiisii sabtidii hore iyo Warar kale.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Sweden oo gudbisay dalabka iibsiga rasaasta madfac ee ugu badneed 40 sano. Lisberg oo dacweysay shirkad ceymis iyo ciyaarta labaad ee hablaha Sweden ee horyaalka Yurub

8 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Koroka sicir bararka oo ka badan inta la filayay. Safarada Sweden iyo Yurub dhexdeeda oo qaali noqday iyo nin ku xukunaa dil wasiir oo ogoolaasho la siiyay

7 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Kastamka oo sannadkan gacanta ku dhigay 106 kg oo maandooriyaha heroin ah. Dabeeylo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay dalka. Mohamsson oo shahadeeda waxbarasho daba gal lagu sameeyay.

4 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Hay'adda saadasha hawada SMHI oo soo saartay digniin dabaylo xoogan. Toogashooyinka ka dhaca Iswiidhen oo sii yaraanaya. Saddex qof ayuu gaari ku jiiray magaalada Trelleborg.

3 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Iswiidhen oo 8.2 bilyan oo karoon ugu deeqi doonto sanduuqa bangiga adduunka. Labo nin oo loo xukumay dembi ku saabsan farsameeyn dukumentiyo. Hay'adda SMHI oo digniin ka soo saartay onkod qaybo ka mid ah dalka.

2 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xukuumadda ayaa ka walaacsan in caruur aad u yar ay ku dhashaan dalka Iswiidhen. Xisbiga Moderaterna oo soo jeediyay in la joojiyo shuruudda qorista buuga qalinjabinta. Xukuumadda oo doonayso in la hagaajiyo daryeelka caafimaadka.

1 Juli 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ebba Busch oo sheegtay in arrinka daryeelka caafimaadka mudnaanta la siiyo. Xildhibaan Annika Strandhäll (S) oo isaga baxayso siyaasadda. Rag badan oo ku nool Iswiidhan ah ayaa doorta inay is-dhufaan.

30 Juni 2min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Vänsterpartiet ayaan ku qanci doonin inuu noqdo xisbi-taageere kaliya. Wasiirka maaliyadda: Bartilmaameedka NATO ee boqolkiiba shan waa macquul laakiin adh mid adag. Tiro dembiilayaal badan oo dibedaha ku sugan ayaa la xiraa.

27 Juni 2min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
fordomspodden
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-expressen-dok
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
spotlight