Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Dadka aslakoodu ka soo jeedo qaaradda Afrika ee dalka Sweden ku dhaqan ayaa la kulma tacadiyo, iyo dambiyo la xirirra nacayb.

Gugii la soo dhaafay oo ay ahayd markii ugu dhibka badnayd in la helo baasaboor cusub ayaa teesaraha aqoonsiga la raqiisiyey, lagana dhigay 100 kr, halkii uu awal ka ahaan jirey 400 kr.

Xisbiyada mucaaradka ayaa si adag u dhaleeceeyeen warbixin kasoo baxday xukuumada oo ku saabsan kabka korontada.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dad ku jira shaqa qaran oo loo diiday daryeel caafimaad Hogaamiye cusub oo burcad ah oo la qabtay TV4 oo maanta hawada uga baxaya guryaha qaar.

12 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dugsiyada gaar loo leeyahay ee si xun loo maamulo waa in la joojiyaa Khasaaraha ugu weyn ee duufaantu u geysatay kaymaha tobankii sano Dhaqaalaha Sweden oo ka kobcay sidii la filayay

9 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xildhibaan Katja Nyberg oo ka tirsan xisbiga SD oo loo qabtay tuhun ah saqrad ku kaxeeyn gaari. Boliis lagu soo oogay kufsi carruur. Sicir bararka oo hoos u dhacay.

8 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Horyaalka Adduunka ee kubadda hockey-ga junyarrada. Dacwad lagu oogay nin looga shakisan yahay khiyaano dahab. 17 jir loo xukumay dil.

7 Jan 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Wararka Raadiyaha Iswiidhan.

Nin jaajuusnimo lagu tuhunsan yahay oo la qabtay. Ulf Kristersson oo taageeray Danmanrk. Warqadaha codbixinta oo la yarayn doono.

5 Jan 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Bas ayaa kudhacay laba gaari oo kale jidka E4 banaanka Lövånger ee degmada Skellefteå. Baraf badan ayaa da`ay waan sii socon doonaa. Barashada xanuunka dhimirka ayaa dugsiyada hoose laga bilaabi doona...

2 Jan 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Waaxaha gurmadka degdegga ah ee Kiruna iyo Gällivare oo ku jira xaalad cakiran, fasaxyada darteed iyo hargab.Nin iyo haweeney 30 jiroah oo loo heeysto sagaal kiis oo khiyaano culus ah. 26 loo heeysto ...

30 Dec 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qof shanaad oo hor leh oo looga shakisan yahay dilkii nin 21 jir ah oo ka dhacay Malmö. Nin ku dhintay shil quusid ah oo Dalarna ka dhacay. Dalabka cusub ee Maamulka Gaadiidka ee qadka xeebaha Bari ee...

29 Dec 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
spar
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
kungligt
svd-ledarredaktionen