Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Xukuumadda oo baaris u saartay sidii loo adkeeyn lahaa ammaanka haweenka lagu tacadiyo.

  • Cilmi-baare ka howlgeli jirey jaamicadda Istockholm oo la ogaaday inuu aaminsanaa fikradda naaziga, islamarkaana chatt-ka kula xiriiri jirey eedeeysanihii Visby ku dilay kuleeylihii haweeney,, midkaasina oo lagu soo eedeeyey dil iyo fal argagixisnimo.

  • Waalidiin dalka kala carara ilmahooda sidii ey uga badbaadin lahaayeen toogashooyinka dalka ka dhaca.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Codsiga ugu horreeya ee lagu dhisayo tamar nukliyeer cusub oo Sweden ah. Digniin: Carruur lagu dhiirrigelinayo iney ku ciyaaraan daloollada korontada. Booliska: 200 kiilo oo daroogo ah oo lala xiriiri...

23 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kaakowga oo hoos u dhacay balse kan shukulaatada oo aan dhicin. Warbixin: Qiimaha ey cudurrada fayrasyada ugu kacaan bulshada. Laba haween ah oo rummaanka loo dhigay caawin dil ka dhacay Oxie...

22 Dec 20251min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Laba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar sannadkii taga shineemo.

19 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

12 jirka lagu tuhmayo dilkii Malmö isbuucii hore, ayaa xirriir la leh shabakadda Foxtrot, sida boolisku sheegay. 23 jir lagu xukumay 3,3 bilood oo xarig ah sababo la xiriira dhowr dambi oo argagixiso ...

18 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Arday boolis ah oo lammaanihiisii dhibaato u geeystay. Shaqo la'aanta oo yaraanaysa balse qaadanaysa sannado kale iney gaarto heerkii ay joogtay ka hor hoos u dhaca dhaqaale. Daldaloollada marka la ba...

17 Dec 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

15 jir lagu helay kufsi gabar yar xilli iskuul lagu jiray. Waxaa laga yaabaa in la mamnuuco in booliisku ka qayb galaan xafladda Pride-ka iyagoo si gaar ah u xiran dharka shaqada. 12 jir looga shakisa...

16 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

haweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal oo ku tartami doona Tartanka Heesaha Euro...

15 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Boolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco. Shaqo la'aanta oo aan isbadal ku iman bilih...

12 Dec 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
spar
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
kungligt
svd-ledarredaktionen