Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Maxkamadda sare ee Sweden ayaa war saxaafadeed ku sheegtay in ay diidday in dowladda Turkiga loo gacan geliyo suxufiga turkiga Bylent Kennesch. Asbuucii la soo dhaafay ayuu dhacay xukunkii jirdilka caanka noqday ee ka dhacay Morö backe oo ku taal degmeda Skellefteå. Sannadihii u dhexeeyey 2019 2021 ayuu hoos u dhacay dalka Iswiidhen iibsigii sigaarku 14%, sida ku cad warbixin ka soo baxday ururka CAN.

Avsnitt(1000)

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Booliiska oo ku baxay bambo laga sheegay Ljungby, qof dhaawac ah iyo guri gubtey & in sharciga ilmaha la iska soo tuuro wax laga bedelo oo la taageeray

5 Okt 20212min

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey

Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey

Xisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu eedeyey dilkii askari Göteborg lagu dilay oo dembi baarista lagu sii heyn dono.

1 Okt 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Saddax gabdhood oo bilaabay podd todobaadle ah, Iskuulada aan tayada lahayn oo la xirayo iyo Hooyooyin bannaan bax ka fuliyey Stockholm

30 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Andersson oo loo magacaabay hogaaminka S, Warbixinta covid iyo Sverigedemokraterna oo soo jeediyey mushaar kordhin

29 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Raiisal wasaaraha oo ka hadlay qaraxa Göteborg, Zlatan oo dib ugu soo laabtay xulka qaranka Sweden iyo Booqashada Boden

28 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Filin cusub oo si muuqata u muujinaya godka markabkii Estonia, M oo maalgelin ballaaran gelinaya hayadaha cadaaladda iyo Baska oo albaabka hore oo kaliya laga galayo

27 Sep 20211min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale.

24 Sep 20212min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Heeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale.

23 Sep 20211min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
fordomspodden
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
rss-viva-fotboll
flashback-forever
aftonbladet-daily
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-expressen-dok
olyckan-inifran
dagens-eko
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda
krimmagasinet
spotlight