Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dad ka tira badan intii hore ayaa ka faqooqan sidii ey lacag caddaan ah u bixin lahaayeen. Maxkamadda sare ayaa ciqaabtii ka dhintay labo nin oo booliiska u gudbiyey xog ku saabsan dembiyo ay galeen.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka dhaqdhaqaaqa adhileeyda Sweden wuxuu soo dhaweynayaa in dowladdu ay hadda dhimi doonto tirada yeyda Iswiidhen iyo warar kale

24 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT. Turkiga oo ogolaaada codsiga Is...

23 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos loo dhigay mar kale. Dowladda ayaa go'aan ku gaarta...

20 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka e...

19 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga...

18 Maj 20223min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xir...

17 Maj 20223min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay go’aanka cunaqabateynta lagu sa...

16 Maj 20222min

Wararka Maanta ee Radio Sweden

Wararka Maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xubinnimada Iswiidhen ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee covid-19 ayaa wali sii ya...

13 Maj 20223min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
rss-expressen-dok
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
motiv
aftonbladet-daily
spar
rss-vad-fan-hande
blenda-2
olyckan-inifran
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
dagens-eko
svd-ledarredaktionen
grans