Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Cayaarta kubadda cagta dumarka ayaa sannadka dambe taallo lagu weynayayo looga dhisayaa magaalada Göteborg, iyadoo laga hor taagi doono Gamla Ullevi oo isagu ah garoonka footboolka dumarka ee heer qarane Sweden.

Axaddii ina dhaaftay ayey toddoba qof ku dhaawacmeen, halka shan ka mid ahina ey soo gaareen dhaawacyo culus dab ka kacay daar ku taalla xaafadda Vasastan.

Avsnitt(1000)

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro laga tashkiiliyo xarumaha daryeelka dhallaanka. Wiil qirtay ka mid ahaanshaha urur argagixiso. Tirada dadka ka weyn 65 ee shaqeeya oo sii kordheysa.

11 Nov 20252min

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.

10 Nov 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Salwan Najem oo kicin koox qowmiyadeed loogu xukumay ganaax.Nin dilay haweeney 60 jir ah oo xabsi daa'in lagu xukumay. Shirkado dowladu leedahay oo aan sameeyn ka hor ku filan ka hortaga takoorka.

7 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Sicir-bararkii bishii oktoober oo waxba iska beddelin. Isbitaalka Uppsala oo ku booriyey in siddii caadiga aheyd daryeel loogu doonto. Heyadda IVO oo howlaheeda ka gungaarista lagu dhaleeceeyey inay muddo dheer qaadato.

6 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Heerka dulsaarka oo lagu dhaafay 1.75%. Degmada Stockholm oo sannadkan gaartey go'aaanno safar-joojin ku meelgaar ah oo ku wajahan carruurta. Qof kasta oo taxaddar la'aan ah ama khiyaameeya gunnooyinka shaqo la'aanta oo heli kara ganaax.

5 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Koox diimeedka Jehovasvittnen oo deeqda dowladda waayi doona. Madax qolfoof ah oo laga helay Foorno. Kansar badan oo laga helay goobaha dhaqaalahoodu wanaagsan yahay.

4 Nov 20251min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Cusbo badan oo caafimaadka waxyeeleysa. Biraha dib loo warshadeeyo ee dadka dhintay ee la gubo malayiinlaga sameeyo. Haweeney ka shaqeeya guryaha daryeelka oo xatooyo ku eedeysan.

3 Nov 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Wayeel badan oo hela codsiyada inkassokrav. Sicir bararka oo saameeya jeebka gunnada ee carruurta. Malmö, Göteborg iyo Stockholm oo diiday iney la kulmaan iskuduwaha dowladda ee la xirriira dib u celinta ikhtiyaariga ah.

31 Okt 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
motiv
rss-krimstad
aftonbladet-krim
spar
flashback-forever
rss-viva-fotboll
politiken
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
blenda-2
fordomspodden
rss-svalan-krim
grans
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
svd-dagens-story
rss-flodet
rss-vad-fan-hande