Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.

Biladdii abaalmarinta noobelka ee caafimaadka oo la magacaabey cidda ku guuleeysatey. Dhawaan waxaa dhaqan gali doona xeer lagu adkeeyey ee tahriibka shaqada u yimaada dalka ee ka soo jeeda waddammada ka baxsan EU. Kulanka uu galabnimada maanta yeelan doono guddiga qaran ee ammaanka ayaa dhammaantii wuxuu ku saabsanaan doonaa hirarka rabshadaha dalka ka dhacayey beryahan dambe.

Avsnitt(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

12 jirka lagu tuhmayo dilkii Malmö isbuucii hore, ayaa xirriir la leh shabakadda Foxtrot, sida boolisku sheegay. 23 jir lagu xukumay 3,3 bilood oo xarig ah sababo la xiriira dhowr dambi oo argagixiso ...

18 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Arday boolis ah oo lammaanihiisii dhibaato u geeystay. Shaqo la'aanta oo yaraanaysa balse qaadanaysa sannado kale iney gaarto heerkii ay joogtay ka hor hoos u dhaca dhaqaale. Daldaloollada marka la ba...

17 Dec 20252min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

15 jir lagu helay kufsi gabar yar xilli iskuul lagu jiray. Waxaa laga yaabaa in la mamnuuco in booliisku ka qayb galaan xafladda Pride-ka iyagoo si gaar ah u xiran dharka shaqada. 12 jir looga shakisa...

16 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

haweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal oo ku tartami doona Tartanka Heesaha Euro...

15 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Boolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco. Shaqo la'aanta oo aan isbadal ku iman bilih...

12 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Nin50 jir ah oo lagu tuhmayey dil labbo laab ah oo la siiyey. Dugsiga folkhögskolan Kista oo taageerada dowlada laga joojinayo. Haween dhallinyarada ah ooka soo horjeeda shaqada militariga.

11 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo wiil 15 jir ah. Deeq-bixiye shahwo oo hidd...

10 Dec 20252min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukun la xaqiijiyay oo ku saabsan maalgelinta IS ee Tiktok. Darawal bas oo seexday isagoo isteerinka haya. Hal qof ayaa la qabtay oo lagu tuhunsan yahay inuu alaab ka xaday waayeel ku jirey cusbitaal...

9 Dec 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
blenda-2
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
rss-vad-fan-hande
rss-aftonbladet-krim
svd-dokumentara-berattelser-2
grans
olyckan-inifran
spar
rss-expressen-dok
rss-krimreportrarna
dagens-eko