Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhammaan tareenada isaga goosha Stockholm-Uppsala waa la joojinayaa dhowr maalmood. Nin rumaan loo dhigay dil dhacay toban sano ka hor. Saab oo qorsheynaysa inay shaqaaleysiiso in ka badan 3,000 oo qof.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakhtiga sugitaanka basaboorka oo dheeraaday, dhiiga oo ku yar gobolada qaar iyo warar kale.

21 Feb 20222min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo muuqooda lagu arkay Koonfurta dalka. Shaqsiyaad ka tirsan shabakadda Vårbynätverke too xabsi dheer lagu xukumay iyo Siyaasiinta soomaalida oo sheegay in doorkan arrimo badan ay diirada saarayaan xilli ay soo dhow yihiin doorashaddii dalka.

18 Feb 20222min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Tababar meleteri oo la siin doono ciidanka difaaca madaniga gobolka Gävleborg. Dadka Sweden ee qaatay tallaalka 3aad oo ay shan malyan ku dhow yihiin. Iyo gabar soomaali ah oo shirkad taksi furatay.

17 Feb 20222min

Wararka raadiyaha Sweden

Wararka raadiyaha Sweden

Dhalinyaro roonda habeenkii ka bilaabay Norsberg, Shaqaale iskuul oo lagu heysto in uu caruur fara xumeeyay & warar kale.

16 Feb 20221min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

Baarlamanka EU oo guddi baara u saara baarista barnaamijka wax lagu basaaso ee Pegasus, nin loo haystey ilmo la toogtey oo la daayey & Fatha Mohamed oo samaysay website lagu iibiyo dharka asturan

15 Feb 20222min

Wararkii maanta & Sweden

Wararkii maanta & Sweden

RW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u badan.

14 Feb 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Dad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale.

11 Feb 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Bangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka waxbarashada oo ay dowlada soo jeedisay.

10 Feb 20222min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
rss-krimstad
motiv
rss-viva-fotboll
flashback-forever
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-sanning-konsekvens
blenda-2
dagens-eko
rss-frandfors-horna
olyckan-inifran
svd-dokumentara-berattelser-2
krimmagasinet
rss-krimreportrarna
rss-flodet
rss-klubbland-en-podd-mest-om-frolunda