Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Avsnitt(1000)

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Dhamaan shaqaalaha ka shaqeeya magaalada Stockholm ayaa la faafiyay. Xukuumadda oo soo jeedisay maalgelin dhan 300 milyan internetka xarunta waayeelka oo laga helay solmenia

9 Sep 20251min

Wararka Maanta Sweden

Wararka Maanta Sweden

Baaritaan lagu samaynayo in barqo seexashada iyo ardayda Tirada dhalinyarada ciqaabta gudanaysa oo sii kordhaysa. Wasiirada caafimaadka oo xilka katagaysa.

8 Sep 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dab xooggan oo kacay guryo safa Shaqaale adeegga guriga Uddevalla oo shaqada laga joojiyay Digniin roobab xooggan oo daadad keeni kara Västra Götaland

5 Sep 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Muwaadin norwiiji ah oo looga shakisan dilkii labbo ruux lagu dilay magaalada Göteborg isbuucan. Sicir bararka bishii Agoosto kor u kacay 3.3%. Xukunka ugu horreeya ee dembiga cusub ee Aflagaadada mas...

4 Sep 20252min

Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Duulimaadyad oo wali soo jiita rakaab badan Sweden oo u baahan tahay in dib loo dhiso nidaamka dhuumaha biyaha. Xukuumadda iyo Sverigedemokraterna oo doonaya kordhiya kaalmada kirada guryaha qoysaska ...

3 Sep 20252min

Wararka maanta Sweden

Wararka maanta Sweden

Xildhibaankii hore ee xisbiga Socialdemokratis ka Jamal El-Haj ayaa samaystay xisbi cusub. Malmö waxa laga xirayaa Tiktokga, Snapchat-ka. Shirkada Scania oo shaqo dhimis samaynaysa.

2 Sep 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Isak oo u wareegaya Liverpool Nin loo soo qabtay qarax ka dhacay Stockholm Fredrik Malm (L) oo siyaasadda isaga tegaya

1 Sep 20251min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Danjiraha Ruushka oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda. Saddex qof oo dacwad lagu soo oogay shil ka dhacay Sundbyberg. Koror wanaagsan oo ka muuqda dhaqaalaha Iswiidhen.

29 Aug 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
rss-krimstad
aftonbladet-krim
p3-krim
flashback-forever
fordomspodden
rss-viva-fotboll
spar
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
kungligt
olyckan-inifran
svd-ledarredaktionen
dagens-eko
krimmagasinet
rss-flodet