Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

12 ka mid ah 21ka gobol ee Iswiidhen ayaa ka soo horjeeda soo jeedinta xisbiyada ka dhexeeya heshiiska Tidö ee ah in la soo bandhigo ogaysiis qasab ah oo loogu talagalay shaqaalaha daryeelka caafimaad...

29 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin Swedish-Ruush ah, kuna nool Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah in howlo basaasnimo sharci daro culus uu u qabanayay dalka Ruushka. Dhererka baabuurta xamuulka ayaa maanta ah 25,25 meter, balse l...

28 Aug 20233min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Iskuulada Sweden ma siiyaan ardayda fursado isku mid ah waxa sida lagu soo bandhigay qiimeynta cusub ee hayada waxbarashada ee Skolverket sameysay Dhallinyarrada caba cabitaanadda sida läsk iyo energi...

25 Aug 20232min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Meydka will la weysanaa tan iyo bishii Luulyo oo jimcihii laga helay Upplands bro waqooyiga Stockholm. Wasiirka arrimaha dibedda Sweden oo ka hadlay wararka dhimashada hoggaamiyaha kooxda Ruushka ee W...

24 Aug 20233min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Hey'adda gaadiidka iyo booliska oo baaris ku bilaabay shilkii gaadiidka ee Isniintii ku geeiyoodeen shan qof. Wxaaa baarista qeyb ka ah baaris lagu sammeynayo labbada baabuur iyo oogada meydadka inta ...

23 Aug 20233min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Centerpartiet ayaa soo jeediyay in sannadka waxbarashada iskuulka lgu sii dheereeyo ama lagu daro labo toddobaad. Nin isku hor qaawinaya gabdhaha da'da yar nawaaxiga Umaeå, sida booliska ka digayaan. ...

22 Aug 20233min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Björn ama oorso weerartay aabe iyo wiilkiisa. Oorsada oo ku geeriyootay weerarka. Hey'ado loo dhiibay sidii loo si kordhin lahaa ammaanka gaadiidka dadweynaha iyo tareenada dalka. Xukuumadda oo ku ho...

21 Aug 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Maalinta beri ee Sabtida ah ayaa Iswiidhen la ciyaari doonto dalka Australia, labada dal ayaa ku tartami doono bilada maarta ah. Karoonka Iswiidhashka ayaa sii luminaya qiimahiisa. Dad ay laanta Afka...

18 Aug 20232min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-viva-fotboll
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
grans
rss-flodet
rss-frandfors-horna
rss-expressen-dok
olyckan-inifran