Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Avsnitt(1000)

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Mohamud Adan oo ah reer Halmstad ayaa ka mid ah muslimiinta ka dhiidhiyay falkii gubista kitaabka Qur'aanka oo toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Stockholm. Laanta golaha Xuquuqul Insaanka ee haya...

4 Juli 20232min

Waraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 16 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dil oo mudo 10 bilood kor u dhaafeysa ku jira rummaan. Qaybtii ugu horeeeysay ee sannadkii 2022 ayey 34 qof u geeriyoodeen toogashooyin. Halka sannadkan 2023 ay i...

3 Juli 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

8 qof ayaa loo xukumay qalalaasahi ka dhacay xaafadaha Rosengård iyo Skånegården ee magaalada Malmö maalmihi ciidul fusxiga ee sannadkii hore. Hayadda qasnadda ceymiska qaran ayaa ruqseyn doonta shaqa...

30 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Gabdho badan oo ku dhaqan degmada Botkyrka oo dhacda koonfurta Stockholm ayaa la nool shuruudda iney yihiin bikro iyo cabsida in guur lagu khasbo. Nin ku dhaqan xaafadda Bredäng ee Stockholm ayaa dabk...

29 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Booliska ayaa maanta ogolaansho ku bixiyay bannaanbax uu ka dambeeyo in kitaabka Qur'aanka lagu gubo banaanka masaajidka Stockholm oo ku yaalla xaafadda Södermalm. Kulankii Nato ee lagu baaqey ee dhex...

28 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Hay'adaha dalka Yukreeyn ayaa liiska madoow ku biiriyeen shirkadda weyn gawaarida soo sarto oo laga leeyahay dalkaasi Shiinaha oo magaceeduna loo yaqaan Geely. Waxaa maanta ka bilaabanaya toddobaadka...

27 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga dowladda ee baara shilalka ee ayaa go'aansaday in uu baaris ku sammeeyo shilkii khatarta ahaa ee lagu dhintay ee shalay ka dhacy jardiinka Gröna lund ee Stockholm. Xukuumada Iswiidhen ayaa kaa...

26 Juni 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Gurashada Jodgubbar qofka qudhiisa uu gurto marka uu iibsado oo dhalisay fowdohorseeday in booliska loo yeero. Baaris loo sammeynayo fududeynta kireynta gacan labaadka iyo shirkadaha qaaliyeeyn karaan...

22 Juni 20233min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
rss-sanning-konsekvens
svd-dokumentara-berattelser-2
svenska-fall
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
spar
rss-frandfors-horna
rss-flodet
grans
olyckan-inifran
rss-expressen-dok