Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dhallinyaro ka socota Visby oo ku guuleysatay koobka Adduunka. Xadka xatooyada fudud oo la kordhiyey. Xisbiga Liberal-ka oo doonaya in la mamnuuco xadgudubka ceejada galmada.

Avsnitt(1000)

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxkamadda degmada Lund ee nawaaxiga Skåne ayaa xukun sannad ah ku riday aabbe lagu soo eedeeyey inuu gabar uu dhalay u geeystay jirdil. Ninkan la xukumay ayaa ka m...

20 Dec 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Maxkamadda sare ee Sweden ayaa war saxaafadeed ku sheegtay in ay diidday in dowladda Turkiga loo gacan geliyo suxufiga turkiga Bylent Kennesch. Asbuucii la soo dhaafay ayuu dhacay xukunkii jirdilka ca...

19 Dec 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hay'adda daryeelka ilkaha dadweynaha ee Stockholm ayaa ku talisey in carruurta madow sharootada kabuubyadu ku dhegenaato wakhti ka dheer midka carruurta caddaanka a...

16 Dec 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Daanyeero nuuca Chembansiga ah oo shalay ka baxsaday beerta xayawaanka ee Furuviksparken oo la ogeyn meesha ay cag dhigeen. Afar daqiiqadood oo lagu sugnaado qasabadda qubeeyska Shirkadda guryaha ABK...

15 Dec 20223min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waxaa maxkamada magaalada Skellefteå xukun ay ku riday, wiilki 15 jirka ahaa oo weerar u gaystay gabar 9 jir ah, isla mar ahaantana kula kacay isku day dil iyo kufs...

14 Dec 20223min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wakhti hadda 2 sanno laga joogo, cisbitaalka jaamacadada Sahlgrenska ee magalada Göteborg qeybtiisa hooyada iyo dhallaanka ayay ka dhacday dhacdo sababtay in uu cisbitaalku dacwo u gudbiyo booliska. W...

13 Dec 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiirka Gaashaandhiga Sweden, Pål Jonson oo booqasho ku tegey dalka Yukreyn. Pål Jonson ayaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Difaaca Ukraine Oleksiy Reznikov. Hadda a...

12 Dec 20223min

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Taliyaha booliiska Sweden oo looga yeeray guddi hoosaadka dastuurka ee baarlammaanka.Shirkadda boostada ee Postnord ayaa lagu eedeeyay in ayna fulin sharuudda u dhi...

9 Dec 20224min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
motiv
p3-krim
blenda-2
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
rss-sanning-konsekvens
spar
aftonbladet-daily
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
olyckan-inifran
kungligt
svd-ledarredaktionen