Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Häcken oo noqotay horyaalka dumarka ee Allsvenskan. Qarax lala xiriirinayo kooxo gaangiska oo ka dhacay Luleå. Rekoodhka kubbadda cagta.

Avsnitt(500)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dabeyl xooggan oo caawa la filayo. Ninkii afaraad oo loo qabtey dilkii Uppsala. Xorriyadda saxaafadda oo sii xumaanaysa.

2 Maj 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Xeer-ilaaliye lagu xukumay sin jabin. Maxkamadda racfaanka ayaa ansixisay xukun hore oo ka soo baxay maxkamadda degmada, oo ah xabsi daain. Dacwadaha inkasso oo yaraaday balse deymaha ayaa kordhay.

30 Apr 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

17 qof oo lagu soo oogay dacwad la xidhiidha daroogo. Nin 50 jir ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay kaalin shidaal. Xukuumada oo doonaysa in la adkeeyo madaxbanaanida garsoorka.

29 Apr 20252min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Shan Qof oo La Xiray Kadib Dil Rasaaseed ka Dhacay Eskilstuna. Svenska Kraftnät, afar qeybood oo kala duwan ee qiimaha korontada ee hadda ka jira ee Sweden ayaa sii jiri doona. Afar qof oo loo maxkama...

28 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in uu 500 milyan oo karoon ku maalgeliyo shaqooyinka xagaaga. Alexandr oo 14 jir ah ayaa ku dhashay Iswiidhen oo la tarxiilayo Armenia. Nin sakhraansan oo gaari...

25 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Göteborg oo afar qof shalay loo xiray tuhun la xiriiro lacagaha la dhaqay. Ardayda dhigata dugsiyada ayaa sheegay in aysan iskuulka ka helin kaalmo ku filan. Dad intii hore ka badan ayaa ka ashtakoona...

24 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Wariye Joakim Medin pp dacwad loogu oogay dalka Turkiga. Shirkadda gawaarida ee Volvo oo laga yaabo in ay abuurto shaqooyin cusub. Nin aya maanta xabsi da'iin ah loogu xukumay nin oo uu ku togtay maga...

23 Apr 20252min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Ururka shaqaalaha macalimiinta oo doonaya in hay'adda MSB ay baarto isticmaalka app-ka amniga. Hay'adda caafimaadka oo ku boorisay in dad badan oo da'a ah ay is talaalaan. Dhammaan xubnaha guddiga waa...

22 Apr 20252min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
p3-krim
aftonbladet-krim
spar
fordomspodden
rss-krimstad
flashback-forever
rss-vad-fan-hande
aftonbladet-daily
motiv
rss-sanning-konsekvens
krimmagasinet
politiken
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
kungligt
grans
rss-flodet
dagens-eko
sydsvenskan-dok