Maanta iyo wararka Iswiidhen

Maanta iyo wararka Iswiidhen

Dil u adeegsaday 13-jir lagu xukumay xabsi. Warbixin cusub: Cabitaanka khamriga oo yaraaday. Agaasimaha guud ee hayadda canshuuraha oo loo baarayo jebinta xeerka sirta.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena Andersson ayaa shir jara’id oo ay laqabatey dhigeeda raisul wasaaraha Ingriiska Boris Johnson,Rasmus Paludan uu khamiista berito ah ku qaban doonaa bannaanbax kadib markii uu ciidanka ammaanku ogolaaday codsigiisii, iyo warar kale

11 Maj 20222min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Subaxnimadii talaadada ayaa Henrik Fritzon, oo ah siyaasiga gobolka ka tirsan xisbiga Social ee Skåne, ayaa ka dooday xubinimada Iswidhan ee NATO. Difaaca madaniga ee Iswiidhen ayaa waa in lagu xoojiyaa 6 bilyan oo karoon sanadka soo socda iyo warar kale

10 Maj 20223min

Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah App-cusub oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado, degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Borås, iyo warar kale

6 Maj 20222min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaalada ADHD ayaa ku badan wiilasha marka labarbardhigo gabdhaha ayaa laga helay Adhd,Xatooyooyinka jeebsiibka ayaa sare u kacay sandkan iyo warar kale

5 Maj 20222min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad ka raadsaday waaxda degdega ah ee dhimirka intii lagu guda jiro xilligii kroonaha 2020 iyo 2021 iyo warak kale kala soco boggeena

4 Maj 20222min

Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hay’adda qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha ee Arbetsmiljöverket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii warbixinnada ay hay’addu heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale

3 Maj 20222min

Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Xisbiga S oo raba in la kordhiyo lacagta a-kassa iyo warar kale.

2 Maj 20222min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta oo ku yaala magaalada Västerås iyo warar kale.

29 Apr 20222min

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
motiv
aftonbladet-krim
p3-krim
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
rss-krimstad
aftonbladet-daily
rss-sanning-konsekvens
spar
blenda-2
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
dagens-eko
olyckan-inifran
krimmagasinet
rss-expressen-dok
svd-nyhetsartiklar