
Ciyaarta Chelse iyo Malmö FF ee caawa. Hayadda SMHI oo digniin bixisay iyo urur dhowaantan la aasaasey.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
14 Feb 20192min

Dood: Soomaaliya weli ma xasiloona. Abaalmarinta Polarpriset iyo xaafadda Vivalla oo dhacda Örebro oo ka soo reeynaysa.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
13 Feb 20192min

Muqaadaraadka iyo fakhriga ayaa ugu wacan dilalka dhallinyarta. Sweden oo filanaysa billad tartanka Åre iyo guryo la iibineyo.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
12 Feb 20192min

Isniin 11 feebraayo
Summadaha "emojis" oo 20 jirsaday iyo hab cusub oo dhalinyarada wax lagu bari karo. barnaamijka maanta. Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. somali@sverigesrdaio.se
11 Feb 20192min

Radio Sweden oo 80-tan jirsaday maanta. 28 wargeeys oo yeeshay mulkiile cusub iyo xafladdii abaalmarinta fanaaniinta 2018.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
8 Feb 20192min

Laaluush lagu eedeeyay sarkaal ka howlgala socdaalka. UHR oo dhibco kala noqotay 22 qof. Shaqooyinka mustaqbalka waa kuwee?
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
7 Feb 20192min

Jan Björklund oo ka degi doona hoggaanka. Ciidda qowmiyadda Saamerka iyo Ifrah Ali Kirih oo ku guuleeysatay riyadeedii lix jirka.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
6 Feb 20192min

Tartankii adduunka Alpina oo Åre laga furey. Taageero horey loogu fidiyo qoyska iyo LO oo soo bandhigay ololihiisa doorashada EU.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
5 Feb 20192min




















