Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xanuunka xiiqdheerta ayaa halis ku noqon kara dhallaanka da'da yar, waana mid ku sii faafaya imikadan Sweden, sida ku cad tirakoob ka soo baxday hayadda caafimaadka bulshada - Folkhälsomyndigheten. Jaamicadda teknikada Chalmers oo ku taalla magaalada Göteborg ayaa mamnuucday bannaanbaxyada siyaasadda iyo tabbeeleeynta, sida uu qoray wargeeyska Göteborgs-Posten. Hinda Mohamud waxay ka tirsan tahay shirkada Connecto oo dadka ka caawisa helida shaqada waxaanay arrintan ku heshay abaalmarin.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Dhoofinta ciyaaraha kombiyuutarka ee Iswiidhan ayaa ka badan tan dharka iyo macdanta birta. Sicir-bararka oo kor ugu kacay 1.5 boqolkiiba. Haweeney loo diiday inay la baxdo magaca Marijuana (xashiish...

14 Nov 20242min

Wararka maanta ee Sweden

Wararka maanta ee Sweden

Wiil siddeed jir ah ayaa ku dhintay goobta ciyaarta ee dugsiga - hadda waxaa la sii daayay maamule lagu waayey danbi wiilka ku dhintay iskuulka, Mushaarka cusub ee xildhibaannada baarlamaanka. Dalab...

13 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Shaqo laaanta oo kordhaysa Hal qof ayaa dhintay kadib toogasho ka dhacday magaalada Malmö. Nidaamka diiwaanka shaashadda gobolka Västra Götaland oo hawada ka baxay.

12 Nov 20241min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin lagu soo oogay dacwad laba-dil ah. Waraaqaha xafiiska canshuuraha ayaa fashiliya qofka iska dhigaya inuu ku nool yahay gurigaaga. Nordea uma baahna inay magdhow siiso macmiil la khiyaameeyay.

11 Nov 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Labo wiil oo Iswidhish ah oo rummaanka la dhigey. Ururka shaqaalaha Unionen ayaa balaarinaya shaqo joojintii uu ku hayayTesla. Qoysaska Iswidhishka ayaa wali ka digtoonow wax-iibsiga.

8 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

Nin lagu rasaaseyey Kista. Nin ka tirsan kooxaha gaangiska oo si khaldan shaqo uga heley xafiiska arrimaha bulshada. Haweenka oo ragga uga badan waxbarashada jaamacadaha.

7 Nov 20243min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Raii'sul wasaare Ulf Kristersson ayaa ugu hambalyeeyay guushii Donald Trump ka dib doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Mareykanka. Saddex qof ayaa dacwad lagu soo oogay, midaasi oo la xiriirta qar...

6 Nov 20242min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda...

5 Nov 20242min

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
svenska-fall
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
rss-expressen-dok
flashback-forever
rss-sanning-konsekvens
motiv
aftonbladet-daily
spar
rss-vad-fan-hande
blenda-2
olyckan-inifran
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
rss-flodet
dagens-eko
svd-ledarredaktionen
grans