Wararka maanta iyo Sweden

Wararka maanta iyo Sweden

12 qof oo biyo ku qarqamey labadii bilood ee sannadka ugu horreeyey. Dhoofinta qalabka militariga Iswiidhen oo kordhay sannadkii hore 2024-kii. Farshaxaniiste Britta Marakatt-Labba ayaa samaysay mid ka mid ah farshaxanada ugu wanaagsan qarnigan.

Avsnitt(1000)

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Iftinka midabk wata ee ah daahirada caanka ka ah waqooyiga fog ee Yurub, ayaa xalay si muuqata looga arkay inta badan dalka Sweden. Talaadada maanta oo bishuna tahay 28-ka feeberaayo ayaa ku beegan 37...

28 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kulan cusub ayaa dhex mari doona Turkiga, Sweden iyo Finland. Kulankaa oo ku saabsan geeddi socodka ku biiridda Sweden iyo Finland ee Gaashaabuurta Nato.Weli boqola...

27 Feb 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Sweden oo ku biirtay dalalka taangiyada casriga ah u diraya Ukraina. Deyn badan oo ay soo celisay hayadda ilaalinta deymmuhu. Bileyska oo hawada kala soconaya goobo Stockholm ka mida iyo warar kale.

24 Feb 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Saraakiil ka tacsiyeenaya geeriga sarkaalkiisare ee meydkiisa laga dhex helay aqalkiisa. Shil ka dhacay banaanka Hedimora oo dhallaan ku dhaawacmeen. Dab ka kacay goob macdan iyo reer Gotland oo aan w...

23 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Caruurta ku dhalatay Iswiidhen 2022 oo uu hoos u dhac ka muuqdo. Xafiiska shaqada oo dib u celinaya lacag aan la isticmaalin iyo safiirka turkiga oo la kulmay shaqaalihii badbaadinta Iswiidhen ee ka s...

22 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Xisbiga SD oo siyaasiyiin ka tirsan xisbiga u eryay arrimo la xiriria cunsuriyad. Socialdemokraterna oo soo jeediyay hindise hore uu u doonayay xisbiga M. Maalinta Afka hooyo oo maanta caalamka laga x...

21 Feb 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wasiirka arrimaha dibedda Sweden oo soo dhoweeyay hadal ka soo yeeray dhigiisa Turkiga. Dowladda oo xil dheeri ah iska saari doonta daryeeka dhallaanka iyo dhalinta ee BUP iyo Misaajid ku yaalla Uppsa...

20 Feb 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xarummaha daryeelka cudurrada dhimirka dhallaanka ee magacooda loo soo gaabiyo BuP oo dhaleeceeyn loo soo jeediyey.Hab maandoorin cusub oo ay dhallinyaradu isticmaa...

17 Feb 20232min

Populärt inom Politik & nyheter

motiv
aftonbladet-krim
blenda-2
p3-krim
rss-krimstad
fordomspodden
flashback-forever
rss-viva-fotboll
svenska-fall
svd-dokumentara-berattelser-2
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
rss-vad-fan-hande
spar
rss-flodet
olyckan-inifran
rss-krimreportrarna
rss-frandfors-horna
grans
dagens-eko