
Wararka maanta ee Raadiyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hoggaamiyaha xisbiga socialdemokraterna Magdalena Andersson ayaa ka hadashay xogtii ugu dambeysaey ee ka soo baxday arrinta la xiriirta qishka laanat xisbiga ee d...
16 Feb 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shirkadda SAS, jaamicado iyo hayado lagu weerarey aaladda cyper-ka. Waxaa sheegtay koox isku magacaawday qarsooneyaasha Suudaan.Guddiga doorashooyinka ee isutagga u...
15 Feb 20234min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta oo talaado ah ayaa waxaa magaalada Bryssel oo xarunta Nato ku kulmay wasiirrada gaashaandhigga gaashaanbuurta Nato.Isniinta foodda innagu soo haysa oo ku bee...
14 Feb 20233min

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Gobolka Gävleborg ayaa waxaa ku nool dhallinyaradda da'dooda u dhaxeyso 18-24 oo ay heyso shaqo la'aanta ugu badan SwedenKobaca dhaqaalaha Sweden ayaa noqday midka ...
13 Feb 20232min

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kaniisadda Sweden ayaa dib u eegis ku samaynaysa u diyaar garoobideeda xaaladaha khatarta ah iyo dagaallada hubaysan.Waa in la mamnuco gubidda dhammaan kutubta muqa...
10 Feb 20233min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Laba nin oo wejiga u duuban yahay isla markaana hubeeysan ayaa maalintii shalay nin maxbuus ah ka soo furtay isbitaal ku yaalla magaalada Norrköping.Maanta ayaa ku ...
9 Feb 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ciidammada nabadsugidda Sweden ayaa sheegay in ay u jeedaan khatarta weerar ku wajahan Sweden ay kor u kacday, sida ay ku soo qoreen bartooda Twitter ka. Booliiska ...
8 Feb 20232min

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Baabuurta la geeyo Skrott-ka oo yaraaday. Duulimaadyada diyaaradaha oo dib ugu laabtay heerkii Covid ka hor iyo degmadda Avesta oo dhalleeceyn kaga timid dhanka IVO
7 Feb 20233min






















