
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maalinta beri ee Sabtida ah ayaa Iswiidhen la ciyaari doonto dalka Australia, labada dal ayaa ku tartami doono bilada maarta ah. Karoonka Iswiidhashka ayaa sii luminaya qiimahiisa. Dad ay laanta Afka...
18 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Booliska nabadsugida ee Säpo ayaa maanta kor u qaaday heerka khatarta argagixisanimo ee dalka Iswiidhen . Waxay u ektahay in ay ku adkaaneyso xukuumadda in taageero kaga hesho aqalka baarlamanka in la...
17 Aug 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Arbacadda maanta waxaa bilaabanaya toddobaadka dhaqanka ee Stockholm kaasoo socon doona ilaa iyo Axada. Labo waalid oo ku nool degmadda Arboga ayaa lagu diray xukun xabsi ah sannad iyo labo midkiiba w...
16 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ciyaaryahanada Rebecka Blomqvist ee maanta dhalisay goolka bareejada ee ciyaarta semifinalka ayaa ka hadashay dareenkeeda ka dib guusha marka ay raacday dalkaasi Spain. Hay'adda saadaasha hawada ee SM...
15 Aug 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalaga qamida ee sannadkan ayaa la filayaa in 15 boqolkii uu ka yaraado kii sannadkii hore , waa sida ay saadaalineyso wakaaladda beeraha Jordbruksverket. Dad fara badan ayaa shaqo helaya Iswiidhen, t...
14 Aug 20233min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Sweden oo iska xaadirisay ciyaarta semifilnalka ee koobka kubadda cagra adduunka ee hablaha. Waxay la ciyaari doontaa Spain Talaadada. 15 loo hayo tuhun afduub. Mogadishu oo mart gelineysa bandhig far...
11 Aug 20232min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Khasaaraha ka dhashay roobabkii Hans waxaa ka mid ah baabi'inta dalagyadii baradhada ee gobolka Halland. Sicirka shidaalka oo gaaray heerkii ugu sarreeyay sannadkan...
10 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Degmooyin badan ayaa lacag ku bixinaya in shaqaalaha waayeelku fasaxooda dib u dhigtaan. Booliska ayaa soo hal qof oo lagu tuhunsan yahay dambi culus oo la xidhiidha hub iyo diyaarin dil. Baadhitaanka...
9 Aug 20232min






















