
Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden
Dekeda kalluunka ee Göteborg oo ay qeyb ahaan qrqiyeen fatahaado ka dhashay roobabka da'aya. Tartanka sannadlaha kubadda koleeyga oo ka socda Rinkeby. 15 jir lagu soo oogay dacwad dil ka dhacay xaafad...
8 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad aad u tiro yar ayaa raadsada shaqada ama waxbarashada tamarta sidaasi daraadeed waxa baahi loo qabaa xirfadaha qaarkood. Madaxii wada xajoodka Iswiidhen iyo Nato oo shaqada ka tagaya bisha septemb...
7 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad badan oo ka shaqeeya daryeelka maxaabiista ama Kriminalvården ayaa joojinaya oo ka tegaya shaqada. Labo qof ayaa la dalbaday in loo sii hayo tuhun ah in ay ku lug lahaayeen weerarkii qarax ee ka d...
4 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Safaradda duulimaadyadda ee laga tago Iswiidhen ayaa si weyn u kordhay bishii Luulyo. Howlgal baaxad lahaa oo lagu soo qabtay maandooriye fara badan gobolka Skåne, ayaa dadka loo hor geynayo maxakmada...
3 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xulka qaranka Iswiidhen ayaa ka guulaystay xulka qaranka Arjantiina kulanki ugu danbeeyay ee heerka guruubyada koobka aduunka ee FIFA. Booliska ayaa helay raadka dadka ka cararay goob lagu tuhunsan ya...
2 Aug 20232min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xukuumadda Sweden ayaa sheegtay in si adag loo xoojin doono ilaalinta iyo kontoroolada xaduudaha dalka. Qarax aad u xoog badan ayaa xalay ka dhacay iridka hore guri dhisme qoysas fara badani degan yih...
1 Aug 20232min

Wararka maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen
Wasiirka arrimaha SwedenTobias Billström ayaa la hadlay inta badan wasiiradda arrimaha dibedda ee dalalka ururka iskaashiga Islaamka ka hor kullan wasiiradaasi maanta isugu imaanaya ee ka hadlida gubi...
31 Juli 20233min

Maanta iyo wararka Raadiyaha Sweden
Xilli ay Yurub tirada magangelyo doonka sii kordhayaan ayey haddana tiro yari oo magangalyo doonka ka mid ah imaneyaan Sweden. Kuresha Gelle Roble, waa hooyo heysata 12 carruurah, kuna dhaqan degmadda...
28 Juli 20232min






















